Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal Cusub oo cabsi ku beeray Mareykanka iyo xulufadiisa

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali ku mashquulsan in ay horumariyaan gantaalada baalistik ah, si ay isaga difaacaan dowlada Mareykanka iyo dowladaha xulufada la ah sida Kuuriyada Koonfureed iyo Japan. Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal baalistik ah oo laga tuuray marka nuuca gujiska , waxaana tijaabadan la sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay ku dooneyso in ay … Continue reading Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal Cusub oo cabsi ku beeray Mareykanka iyo xulufadiisa